Nin Madaxweyne Dhaawac u geestay oo dambi lagu waayay !!!

Maxkamad kutaala dalka Brazil ayaa dambi ku weysay nin loo heestay in toorey ku dhaawacay Madaxweynaha dalkaasi Jair Bolsonaro, xiligii ay socotay doorashada Madaxweynaha dalkaasi oo dhacday sanadkii hore. Garsooraha Maxkamada lasoo taagay ninkan tooreyda ku dhaawacay Madaxweynaha Brazil oo lagu magacaabo Adélio Bispo de Oliveira ayaa sheegay in ninkan wax dambi ah uusan laheyn, waxa uuna … Continue reading Nin Madaxweyne Dhaawac u geestay oo dambi lagu waayay !!!